Ciidamada Itoobiya oo afar oo qof Shacab ah maanta ku dilay Degmada Baardhaare

Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ee ku sugan degmadaasi maanta rasaas dhalisay khasaaro dhimasho iyo mid dhaawac ku fureen shacab banaan bax dhigayay. Sida aan Wararka ku heleyno waxaa maanta banaan bax looga soo horjeeday Gudoomiye cusub oo Degmada Baardhaare usoo magacaabay maamulka Jubbaland uu ka dhacay degmadaasi, … Continue reading Ciidamada Itoobiya oo afar oo qof Shacab ah maanta ku dilay Degmada Baardhaare